1) madaxweynaha somalia waa a) xasan shiiq b) farmaajo c) dani 2) magaca lawaad ee muqdisho waa a) boosaaso b) warshiiq c) xamar 3) Gobolada dalkeena waa a) 14 b) 15 c) 18 4) Xeebta ugu dheer ee Afrika waxey ku taala a) dalka sudan b) dalka masar c) dalka somalia

Tauler de classificació

Estil visual

Opcions

Canvia de fonament

Restaurar desada automàtica: ?