Waa maxay sheega haddu gaajoodu been sheega?, Xagee buu ku yaalaa geedka aduunka ugu weyn?, Sheeg albaabka aan la furi karin?, Sheeg wax markii wax lagu darana yaraada ( gaabta), markii wax laga qaadana weynaada (dheerada)?., Waxaad Sheegtaa Eedadaa Wiilkeeda Abtigiis? , Waxaad sheegtaa Aduunyo Waxa ugu Danbeyo, Anigu Shalay Ma Nooleyn Maantana Sidoo Kale Ma Nooli. Hada kahor Qof horey ii arkay ma jiro mana laga yaabo in cid kale arki karaan, lakiin dhamaan noolaha oo dhan waxay ku kalsoon yihiin inaan imaan doon? yaan ahay? , Waxey ahaayeen Labo Aabo iyo Labo Wiil waxaa loo keenay Afar Ukun/Beyd. Aabayaasha mid kamid ah aya yiri: Hal Ukun/Beyd Naga Celi Bes Sidax Ukun/Beyd ayaa nagu Filan. Intaas kadib Labadii Aabe Iyo Labadii Wiilba Waxuu mid waliba Cunay Min Hal Ukun/Beyd. Intaas kadib Labadii Aabe Iyo Labadii Wiilba Waxuu mid waliba Cunay Min Hal Ukun/Beyd., Waa Maxay Halka Shey ee aan Socon Karin ilaa Madaxa laga Garaaco?, Waa Maxay Sheyga Duleelo Badan leh Hadana Biyaha Celin Kara?, Anigu waa ley Sidaa, Anna Waxbaan Sidaa, Qeyb iga mid ah waa Qaleel, Qeybta kalena waa Qoyaan. Hadaba kumaan ahay Bal I Garo?, Waxaad sheegtaa inta aan la ogaan Australia in ay tahay Jasiirada ugu weyn Aduunka,Jaziiradee ayaa aheed Mida ugu Weyn Aduunka?, Adigoo si Degan u Fikiraya SHeega waxa aad isu Tihiin Hooyaadaa Walaasheed, Walaalkeed, Walaalkiis kayar, Seedigiis?.
0%
Hal xiraale- Afsoomaali kurs 1
共享
由
Mursalissa
Gymnasium
编辑内容
嵌入
更多
排行榜
随机轮盘
是一个开放式模板。它不会为排行榜生成分数。
需要登录
视觉风格
字体
需要登录
选项
切换模板
显示所有
播放活动时将显示更多格式。
打开结果
复制链接
删除
恢复自动保存:
?