1) Maxuu ku saabsanaa barnaamijka todobaadkan? a) Dumark b) carruuta c) Haweenka iyo Qoyska 2) Wadankee ku nooshahay hooyada soomaaliyeed? a) Usturaaliya b) Mareykanka c) Somaaliya d) Ingiriiska 3) Wax ka tilmaan dhibaatooyinka soo wajaha qoysaska nool kunool waddanka ay ku nooshahay hooyo Muumino a) wax barasho xumo b) Caafimaad la'aan c) Aabeyaashii oo Wadankii dib ugu noqonaya d) Ismaqal la'aan 4) Waa maxay qorsheheeda mustaqbalka ay hooyo Muumino hiigsaneyso? a) Bilaa qorshe b) Inay waddaankii dib ugu noqoto c) Dhamaan waa sax 5) Hooyadu Marna maku noqotay waddankii Somaliya? Goormaa ugu danbeeysey? a) 2019 b) kuma noqon weli c) 2020 d) 2000 6) Magaceed hooyada la wareysanayey ? a) Muumino b) Jamiilo c) Fartuun d) Faadumo 7) Maxay kula dardaaratay qoysaska qurbaha ku haysta? a) In lagu mintido carruuta oo lageeyo dhulkii hooyo b) In wadannada qurbaha lagala cararo c) In keliya quraanka la baro.

Ka jawaan Weydiimaha ( Tartan )

Rankningslista

Visuell stil

Alternativ

Växla mall

Återställ sparas automatiskt: ?